Masaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)Weel leh af ballaaran iyo dabo dhuuban oo daloosha oo hoorayaasha ku shuba weelasha afka dhuuban; dublad.
Masaf
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fo, m.l)Saxan weyn oo caw, qabo iwm laga tolay, oo badarka la tumay lagu hufo; xaarin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masaf ↴
maanso | masafo | mudac-middiil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg