Site icon Qaamuus

ereyga

Masafo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Nooc ka mid ah maansada oo wadaaddada khaas u ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masafo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version