Site icon Qaamuus

ereyga

masalle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Salli maqaar ka samaysan oo qaabab kala duwan leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masalle

jawdheer [m.dh]
1. (bot.) Geed caleemo madmadow oo yaryar iyo laamo oo dhuudhuuban oo asal fiican leh. 2. (m.u) Laan la jaray oo mayraxdii laga gurtay oo engegtay oo ul laga dhigto ama la shito. 3. Masalle harag ah.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version