Site icon Qaamuus

ereyga

Masar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Maro yar midabbo leh, jilicsan oo haweenku gambaystaan; fasaleeti. 2. Gabal maro ah, oo loogu talagalay dhididka, diifka iwm in la isaga tiro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masar

biil | biil | fasaleeti | khamsiin | masarafad | nafaqo | shaash |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version