Masax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld masixid.
Masax
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -sixi)1. Maro, xaashi iwm wax ku tirtirid. 2. Ku m.:dufan, dhoobo iwm meel ku dhoobod. 3. Ku m.:wax si xoog ah wax kale ugu dhufasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masax ↴
kaanad | masaxad | masaxan | masaxnaan | masaxnaansho | masaxo | masaxo | masixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg