Site icon Qaamuus

ereyga

Masaxo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Maro yar oo wax lagu tirtiro. ld masaxad.

Masaxo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-xday, -xatay)

Wasakh, boor iwm meel ka tirtirasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masaxo

masaxad | xangulle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version