Site icon Qaamuus

ereyga

Masjoohaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Mas weyn oo leh jawharad uu habeenkii ku mirta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masjoohaar

joohaar | joohaarad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version