Site icon Qaamuus

ereyga

Maskarjab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Mowjadda jabbiddeeda. 2. Dad meel ka caaryey oo aan waxba haysan oo doonni ama markab la jabay. 3. ld maskarjabid. ld maskabjab¹.

Maskarjab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Qof sharaf-jabid maamuus dhicid. 2. Dad doon ama markab la jabid. ld maskabjab².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maskarjab

maskabjab | maskabjab | maskabjaban | maskabjabi | maskabjabid | maskabjabin | maskabjabnaan | maskabjabnaansho | maskabjabsan | maskabjabsanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version