Site icon Qaamuus

ereyga

Maslax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Heshiis la dhex dhigo laba dhinac ama ka badan oo muransan. 2. ld maslixid.

Maslax

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -lixi)

1. Laba qof oo dagaalsan heshiisiin. 2. Cid wax ay gocanayso ama ka carootey ku raaliggelin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maslax

ladqabee | ladqabo | masaaliix | maslaxaad | maslaxad | maslaxo | maslixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version