Site icon Qaamuus

ereyga

Masruuf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Lacag, cunto iwm oo si joogto ah loo siiyo qoys, qof iwm. ld masaariif.

Masruuf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Lacag, cunto iwm si joogto ah qoys qof, iwm u siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masruuf

biilo | cuddabbixi | masaariif | masruufasho | masruufid | masruufo | nafaqayso | qorqode |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version