Masuug
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Bakhaylidda wax lagu bakhaylo. 2. M. ah: qof bakhayl ah.
Masuug
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Wax ku bakhaylid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masuug ↴
masuugad | masuugid | masuugnimo | masuugsan | masuugsanaan | masuugsanaansho | shaxiix |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg