Site icon Qaamuus

ereyga

Mataatac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hadal aan murti lahayn. 2. ld mataaticid.

Mataatac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -tici)

Hadal aan macno lahayn ku hadlid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mataatac

mataaticid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version