Matag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld mantag¹.
Matag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Wixii caloosha ku jiray oo afka si xoog ah uga soo baxa, waxaana keena fal aan loo talin.
Matag
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)ld mantag².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga matag ↴
caabuq | daacuun | qaamowqanshiir | tab | boog-calooleed | boog-xiidmeed | ciriirsamid-bilooro | cunto-sumow | dheefshiid-dhiman | dhiig-dhac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg