Site icon Qaamuus

ereyga

Mawjad-dayreed

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-o ..., ml.)

(juqr.) Mawjadaha aad u waaweyn kolka dhulka, qorraxda, iyo dayaxu ay xariiq toosan oo isku mid ah yihiin; xoogga cufisjiidadka ee qorraxdu wuxuu ka yimaadaa jiho la mid ah tan dayaxa, markaana wuu hiirigeliyaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mawjad-dayreed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version