Site icon Qaamuus

ereyga

Mawliid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (dii.) Maalinta uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). 2. (dii.) Xuska loo sameeyo dhalashada Rasuulka(n.k.h.a.). 3. (dii.) Bishii uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). ld mowliid, mowluud.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mawliid

mowliid | mowluud |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version