Site icon Qaamuus

ereyga

Maxajabad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Qof haween ah oo aan guriga ka bixin. ld maxajabo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maxajabad

maxajabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version