Maxammas
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:M. ah: bunka beerkisa marka inta la dubo la tumo ee uu daqiiq noqdo.
Maxammas
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Bun beerkii iyo qasharkii dubid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maxammas ↴
maxammasan | maxammasid | maxammasnaan | maxammasnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg