Site icon Qaamuus

ereyga

Maxdin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Labo dhagax oo mid fidsanyahay kan kaleetana mucdanyahay oo badarka lagu riqdo, iyadoo labada dhagax laysku rugayo; shiid. ld mixdin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maxdin

mixdin | wille |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version