Site icon Qaamuus

ereyga

Maxkamad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Hoy dacwadda lagu qaado. 2. Xukun hab dawli ah loo qaado. 2. Dadka xukunka qaada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maxkamad

waaran | xaakin | xad-awoodeed | ashtako | ballaq | kiismiskiin | lahaye | rafcaan | xaq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version