Maxlal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.l)Meherka naag la furay oo nin kale muddo gaaban ay guursato si ay ugu noqoto ninkeedii hore.
Maxlal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)Naag rabta in ay ninkedii hore ku noqoto nin kale muddo gaaban mehersasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maxlal ↴
maxlalan | maxlalasho | maxlalid | maxlalnaan | maxlalnaansho | maxlalo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg