Site icon Qaamuus

ereyga

Mayac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin. 2. Kibir. ld manyac¹.

Mayac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -yici)

1. Mayac noqosho (caano). 2. Wax kibray noqosho. ld manyac².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayac

manyac | manyac | manyacsan | manyacsanaan | manyacsanaansho | mayacsan | mayacsanaan | mayacsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version