Mayddi
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:(bot.) Geed-quwaax dhererkiisu meel dhexaad yahay, qodax lahayn, caleen yaryar iyo laamo jilicsan leh,oo ka baxa buuraha dhaadheer iyo dhadhaabah korkooda, oo dhale xabag udgoon oo la shito.
Mayddi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nooc ka mid ah faleenka oo ah geedka ugu heer sarreeya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayddi ↴
yagcar | luubaan | luubaandakar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg