Site icon Qaamuus

ereyga

Maydhaami

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maydhaami

maydhaamid | maydhaamin | maydhaamis | maydhaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version