Site icon Qaamuus

ereyga

maydhaamid
(m.f.dh)

eeg maydhaan². ld maydhaan¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maydhaamid

maydhaan [m.l]
1. Xoolo la xaday oo xoolo kale lagu lagu badasho si loogu raadgado. 2. Muquuno wax ka qiimo badan lagu beddesho. 3. ld maydhaamid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version