Site icon Qaamuus

ereyga

Maydhaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xoolo la xaday oo xoolo kale lagu lagu badasho si loogu raadgado. 2. Muquuno wax ka qiimo badan lagu beddesho. 3. ld maydhaamid.

Maydhaan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-amay, -aantay; -aami)

1. Wax muquuno ah, wax wanaagsan ku beddelid. 2. Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelid, si loogu raadgado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maydhaan

maydhaamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version