Site icon Qaamuus

ereyga

maydhax
(m.dh) (-xo, m.dh)

ld mayrax.

maydhax
(m.dh) (-xo, m.dh)

(bot.) Nudo cunto gudbiya oo ay leeyihiin dhirta keliya. Cuntada waxay ka soo qaadaan halka lagu sameeyo, waxaanay geeyaan meelaha looga baahanyahay, sida meelaha korritaanka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maydhax

mayrax [m.dh] (-xo, m.l)
Isku jirka jillawda iyo mullaaxda. ld maydhax¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version