Site icon Qaamuus

ereyga

Mayl-juqraafi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal ..., m.l)

(juqr.) Cabbir dherer oo la mid ah hal lixdameedka digrii ama hal daqiiqo ee lool; dabcan wuu isla beddelaa loolka, laakiin ugu dhawaan wuxuu la egyahay cabbirkaasi 6,080 cagood, cabbirkanina waa midka guud ahaan la aqbalsanyahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayl-juqraafi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version