Site icon Qaamuus

ereyga

Mayr

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Caws waaweyn ama caw rarada laga sameeyo. ld mayro.

Mayr

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax biyo ku dhaqid. 2. U m.: cid u qubayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayr

saabbuun | saabbuuncadar | jaafi | kaadidhiig | ohli | wacaari | xagmar | xal | adab | baraley |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version