Site icon Qaamuus

ereyga

mayrac
(m.l)

Daajinta xoolaha fiidkii la daajiyo.

mayrac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)

Xoolo fiid daajin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mayrac

mayracad [m.l]
ld mayracasho.

mayracasho [m.f.dh]
eeg mayraco. ld mayracad.

mayracid [m.f.dh]
eeg mayrac². ld mayricid.

mayraco [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-cday, catay)
1. (f.g) Xoolo fiid daajisasho. 2. (f.mg) Goor galab ah daaqid (xoolo).

mayricid [m.dh]
ld mayracid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version