Site icon Qaamuus

ereyga

Mayro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geed timirta, baarta iwm u eg oo caw jilicsan baxsha; maniiqo. ld mayr¹.

Mayro

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

1. (f.g) Wax, sida dhar iwm biyo ku dhaqasho. 2. (f.mg) Qubaysasho (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayro

jaafi | dermo | farammayro | mayr | mayrasho | qasil | silsil | weeso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version