Site icon Qaamuus

ereyga

maysiiliyam
(m.l) (-myo, m.dh)

(bot.) Hayfa wada shaqeeya oo sameeya jidhka fangaska. Wuxuu ka koobanyahay hayfa quudiye iyo hayfa taran oo wada jira, kaas oo dhala boodhsidayaal iyo gaametajiyam.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maysiiliyam

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version