Meecaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cirib dambeed wanaagsan oo ay wax yeeshaan.
Meecaad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Xiddigaha cirirka tan ugu dambaysa oo u dhexaysa rad dambe iyo godinta. 2. Nasiib wacan.
Meecaad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Cirib dambeeto wanaagsan yeelasho (wax).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meecaad ↴
meecaadi | meecaadid | meecaadin | meecaadsan | meecaadsanaan | meecaadsanansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg