Site icon Qaamuus

ereyga

Meedulla

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(c.nafl.) Qaybta gudaha ku taal ee xubin ama sooh marka ay ka duwantahay qaybta xagga dibedda xigta ee islaxubintaas ama isla soohaas gaar ahaan kelyaha, qanjir kelyodyada iyo qanjirrada liinfada (qanjir-liinfoodyada).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meedulla


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version