Meehannow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Warwareegidda ay naflay ku sameeyaan meel aan baad iyo biyo lahayn. ld meehannaabid.
Meehannow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-naabay, -nawday)Nafley meel aan baad iyo biyo midna lahayn ku warwareegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meehannow ↴
meehannaabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg