Meelgaar
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:M. ah: wax si aan rasmi ahayn loo hayo ama loo isticmaalo. ld meelkuggaar.
Meelgaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Ku m.: wax si aan joogto ahayn u hayn ama u isticmaalid. 2 Hanti, gaadid iwm meel ku tegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meelgaar ↴
gaaf | kummeelgaar | meelgaarid | meelkuggaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg