Site icon Qaamuus

ereyga

Meeris

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hal geeddi (xarig) oo raar, derin, haan iwm la sameeyo. 2. Dersi, cashar iwm. 3. ld meerin.

Meeris

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(xis.) Fogaanta ku wareegsan xood oodan oo kasta ama dhererka goobada oo la mid ah 2r, taas oo, r tahay gacanka goobada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meeris

qaanso | baay | boqon | cabbaar | gacan | gucun | ligane | meerin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version