Site icon Qaamuus

ereyga

Mid

Qaabnaxa: m.l.t Isrogrogga:

1. Erey wax lab oo keli ah tilmaama; hal. Tus. “Labadii m. baa yimid”. 2. Dad is-raacsan oo isku ujeeddo ah. 3. Kala m. ah: wax kala duwan. 4. Kala m. ah: fikrad, muuqaal, midab iwm cid ka raacid. 5. Jiididda la jiido shaqalka carabiga marka lagu dhawaaqayo.

Mid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (m.t) Wax tiro ahaan hal ah oo dheddig. 2. Meermeerto weyn oo biyaha baddu sameeyaan.

Mid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Shaqal carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mid

aabburmid | aadaamid | aaddamid | ba | ba' | baab | e | eber | ubax | daabac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version