Site icon Qaamuus

ereyga

Midaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhaqdhaqaaq baaq ah oo cid wax lagu garansiiyo siiba dadka dhegaha la'.

Midaar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Dhaadhaqaaq baaq ah cid wax ku garan siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga midaar

midaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version