Site icon Qaamuus

ereyga

Midab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bbo/-byo, m.dh)

1. Marka fallaaraha ilaysku ku dhacaan walax ee ay ka soo noqdaan, muunadda ay isha tusaan: sida casaan, cagaar iwm. 2. Nooc ka mid ah kalluunka oo yaryar, oo sharaxsharax leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga midab

ba | ba' | ubax | daabac | saabbuunmadow | aalkol | kaadicaso | yaaquud | gaaf | gaafan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version