Site icon Qaamuus

ereyga

Midabee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

1. Wax midab u yeelid. 2. Reer hayaan ah habeen meel ku sii dhixid; midbee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga midabee

jeegaan | jiid | jookh | midabayn | midabaysan | midabaysan | sabbakh | sacfaraan | sibbaaq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version