Site icon Qaamuus

ereyga

Midabtakoor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (fals.) Falsafad xun oo dadka midab midab u kala soocda oo isku dirta intà gun iyo gob ka kala dhigta. 2. (siyaa.) Hab siyaasadeed oo lagaga dhaqmi jiray koonfur Afrika, kaasoo dadka lagu kala soocoyo sharci ku dhisan midabtakoor. ld midabfaquuq¹.

Midabtakoor

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cid midabkeeda ku faquuqid. ld midabfaquuq².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga midabtakoor

midabfaquuq | midabfaquuq | midabfaquuqid | midabtakoorid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version