Site icon Qaamuus

ereyga

middiil
(m.dh)

ld mandiil.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh middiil

mudac-middiil [Magac Lab | Noun Masculine]
Qalab bir ka samaysan, af fiiqan iyo dhex ballaaran oo wax goysa leh oo haanta, masafta iwm marka la samaynayo loo isticmaalo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version