Site icon Qaamuus

ereyga

Midigee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-eeyay, -eysay)

1. Geel la lisayo hadba mar caanaheeda cantuugid. 2. Wax dhanka midig ugu xigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga midigee

midigeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version