Site icon Qaamuus

ereyga

Midigsaar

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

1. M. ah: xiriir saaxiibtinimo oo dhexmara laba qof ama ka badan, gacansaar. 2. ld midigsaarid.

Midigsaar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, rtay)

Salaamid, u gacanqaadid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga midigsaar

midigsaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version