Site icon Qaamuus

ereyga

midiidinso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Cid midiidin ka dhigasho. ld madiidinso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh midiidinso

madiidinso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld midiidinso.

midiidinsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg midiidinso. ld madiidinsad, madiidinsasho, madiidinsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version