Mihiib
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:1. M. ah: hanti la leeyahay, mulki. 2. ld mihiibid.
Mihiib
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)(Qof) wax hantiyid. ld mahiib.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mihiib ↴
mahiib | mahiib | mahiibi | mahiibid | mahiibin | mahiibsasho | mahiibsii | mahiibsiin | mahiibso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg