Mihiibi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Cid wax mulkisiin. ld mahiibi, mahiibsii, mihiibsii.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mihiibi ↴
mahiib | mahiibi | mahiibid | mahiibin | mihiib | mihiibid | mihiibin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg