Site icon Qaamuus

ereyga

Mihin

Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:

Qof in wax la siinayo la dareensiiyo, oo kolkuu wax fisho, haddana aan wixii la siin; walacsi. ld mehin, mohin, mohis, muhin, muhis.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mihin

mehin | mihindis | mihindis | mihindisid | mihindisoo | mihindisood | mihinse | mohin | mohis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version