Miibac
Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:1. Wax aan fudayd ku jebin oo aad u adag. 2. Gaajo kulul oo aan bi'in oo xanuun-ka-warqab ah. ld mamac.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miibac ↴
mamac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg