Site icon Qaamuus

ereyga

Miidaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Goob dadku isugu yimaado oo lagu qabto waxyaalo kala duwan.

Miidaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:

Xasil. ld miidaamo (3).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miidaan

afkuxaarre | miidaamo | miidaanday | miidaandayid | miidaansan | miidaansanaan | miidaansanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version